Hadia Medical Swiss waa hay'ad Switzerland ka diiwaan gashan (CHE-110.472.335) oo ah hay'ad aan macaash-doon ahayn oo cashuur-dhaaf ah oo xarunteedu tahay Winterthur, Switzerland.

In la abuuro iskaashi horumarineed oo wax ku ool ah oo hufan, Hadia Medical Swiss waxay lashaqeysaa heyadaha iyo lamaanayasha maxalliga ah. Qorshaynta, maalgelinta iyo maamulka waxay degan yihiin Switzerland.

Anaga iyo Heyadaha aaanu wadashaqayno, waxaan u baahanahay inaad na caawisaan. Tabarucaagu wuxuu samaynayaa isbedel. Tabarucaaga halkan ayaa lagu bixin karaa.