Hadia Medical Swiss waxa la asaasay 2002. Ujeedada ururku waa in la wanaajiyo xaaladaha nololeed iyo sidoo kale daryeelka caafimaadka iyo waxbarashada waddamada soo koraya, ee dhamaan bariga Afrika. 2012, waxaan diirada saarnay shaqada aanu ka qabano Somaliland.

Hadia Medical Swiss waxaa lagu maalgeliyaa deeqo ama qaadhaamo tabaruco ay ka hesho xubnaha ururka ku jira, Dad shacab ah iyo heeyado kale waxayna lashaqeysaa lamaanayaasheeda maxaliga ah ee Somaliland iyo Switzerland si loo abuuro isbeddel waara oo ku yimaada caafimaadka iyo waxbarashada Somaliland. Marka laga reebo laba qof oo maamulka ka shaqeeya oo aan shaqo buuxda ka shaqayn, xubnaha kale ee Hadia Medical Swiss waxay ku shaqeeyaan si mutadawacnimo ama iskood ah oo aan mushahar lahayn.

Dukumintiyada khuseeya